Warsaxaafdeed Ogeysiis Aaska Maraxuun Yonis Ali Nur Oo Kadhacaya Magalada LONDON jimce 27-Jul-2018.
waxaa kadhacaya magalada LONDON dalka Boqortoyada Ingriiska Aaska Marxuun Yonis Ali Nuur taarikhdu markay tahay jimce 27-Jul-2018 saacdu tahay 14:20 duhurka xabaalha adreeskoodu yahay.
Cementary Address:
Gardens Of Peace-Five Oaks. 1-2 Five Oaks Lane Chigwell 1G7 40P.
Wixii faahfahina kala soo xidhiidh wasaarada warfaafinta Dhaqanka iyo Wacayigalinta Somaliland Xafiiska Dibeda London UK.
Address:
Crown House North Circular Road NW10 7NP. Tel 44 7494125612 Wariye A/Karim Muse(Dalmar).