Faahfaahin kasoo baxaysa Askari Mareykan ah oo isku horgubay safaaradda Israel

Askari Mareykan ah oo isku horgubay safaaradda Israel ayaa u geeriyoday dhaawicii soo gaaray.

Askariga oo axadii dab isqabadsiiyay isaga oo hortaagan safaarada Israel ee gudaha Mareykanka ayaa ku qeylinayay ”Falastiin xor ah”.

Aaron Bushnell, oo 25 jir ah, ayaa loo qaaday Isbitaalka kadib markii ay debka ka damiyeen saraakiisha amniga.

Inta uusan is-gubin kahor, waxa uu ku baaqay dibadbax weyn isaga oo sheegay in uusan qeyb ka noqoneynd xasuuq.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker