Madacwayne Farmaajo Baarlamaanka ugu Hambalyeeyay Ansixinta Rw Cusub

Muqdisho (OWN) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay qaabkii ay xildhibaanada baarlamaanku u ansixiyeen ra’iisal wasaaraha cusub ee uu dhawaan soo magacaabay.

 

Madaxweynaha ayaa uga mahad-celiyey xildhibaannada golaha shacabka kalsooni-siinta iyo ansixita ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu xilka u magacaabay 17-kii bishan.

 

Farmaajo oo ugu horeyntii la wadaagay Xildhibaannada golaha shacabka tilmaamaha uu ku soo xulay ra’iisul wasaare Rooble ayaa kula dar-daarmay inuu soo dhiso xukuumad tayo leh oo ka shaqeysa xaqiijinta yidi’diillada ay ku qabaan Shacabka Soomaaliyeed.

 

“Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble waa muwaadin Soomaaliyeed oo aqoonyahan ah, waayo-arag ah oo waddaniyaddiisu ay sarreyso. Waxaa laga rabaa in uu soo dhiso Xukuumad tayo leh oo sii ambaqaadi karta howlaha muhiimka ah ee Laga Sugayo”

Kadib Codsiga Farmaajo, xildhibaanada golaha shacabka ayaa waxay Madaxwaynaha kulan kale oo gaar ah oo ay kalsoonida ku-siiyeen ra’iisul wasaare Rooble.

 

Codeynta xildhibaanada ayaa gebi ahaanba waxa dibad joog ka ahaa Madaxweynaha, waxa ayna xildhibaannadu cod aqlabiyada ku ansixiyeen ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya.

 

Madaxweyne Farmaajo oo kulankii labaad ee golaha shacabka ku soo biiray ayaa waxa uu goob-joog ka ahaa xasaanad-siinta Ra’iisul Wasaaraha cusub oo xilka uu u

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker