Daawo:-“Somaliland Waxay U Socda Nidaamkii Kali Taliska Waana La Kala Tashan Doonaa” Gudoomiye Cirro.

Hargaysa-(OWN)- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed C/laahi Ciro oo wareysi gaara BBC-da ku siiyey xafiiskeeda magaalada Nairobi  ayaa waxaa uu ku sheegay waraysigaasi in hadii ay labada xisbi ee UCID iyo Kulmiye ay ku tashadeen in masiirka Somaliland ay kaligood ka  taliyaan oo doorasho kaligood galaan in la kala tashan doono oo aanu xisbiga Waddani daawade  ka noqon doonin doorasho u gaar ah labadaas xisbi. Sidoo  kale Gudoomiye Ciro ayaa sheegay in Somaliland ay ku sii socoto nidaamka kali taliska taasina ay horseed  u noqon doonto dhawac ku yimaada  Nabad galyada iyo xasiloonida Somaliland.

Halkan Hoose Kaga Bogo Waraysigaasi.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker