Daawo:- Wariyaha Caanka ah Ee Axmed Siciid Cige oo Ka waramaya Taariikhdii Marxuum Yoonis Cali Nuur.
Hargaysa:- (OWN) Wariyaha Caanka ah ee BBC-da Laanteeda Af-soomaaliga Axmed Siciid Cige Ayaa waxa uu ka waramayaa Taariikhda Dheer ee uu lahaa AUN Ruug-caddaagii Saxaafadda Soomaalida Ustaad Yoonis Cali Nuur oo Ku Xijaabtay Hospital Ku Yaalla Magaalada London Halkan Ka Daawo Muuqaalka