Gudoomiyaha Gudida Garxajis Oo Ka Hadlay Heshiiska U Dhexeeya Jabhadda Caarre Iyo Xukuumada Muuse Biixi

Suldaan Axmed Cismaan (Cadda-gude) oo ah Gudoomiyaha Gudida Garxajis kana mid ah oday dhaqameedkii dhex dhexaadinayey xukuumadda Muuse Biixi iyo Jabhadda Korneyl Caarre ayaa sheegay in iyaga iyo Caarre ay heshiis gaadheen uuna hadda horyaal madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker