DHAKHTRAKA AL HAYAAT EE BORAMA OO U BAAHAN GURMAD DHAKHAATIIR IYO KLKAALIYA YAAL.
Gobolka Awdal oo ku caana maalay horu marka tiirarka aas aasiga u ah binu aadmiga sida
waxbarasha, caafimaadka, hawlaha guud sida dariiqyada.
waxay bulshada Awdal aad ugu diirsatay hirgelintii dhakhtarka gobolada Awdal iyo Selel
ugu weyenaa ugu casrisanaa ee HAYAAT HOSPITAL ee dhamuug camuud.
mar an ku tegey booqasho rabadaantii ka hor, waxan kala kulmay ka filanwaa taas oo ah
shaqaale aan joogin ilaa laba qof oo kalkaaliye ah dhakhtarna hadalkiiba daa,.
waraysi ka dib waxa la ee sheegay hal dhakhtar oo hawsha socodsiin jiray in uu u wareegay
Ethiopia oo reer yurub ahaa, taas oo dhakhtarkii laangadheeyey,
dhismaha iyo qalabka yaalaa se uu yahay dhakhtar casri ah, sidaa darteed cidii hawsha dhakhtarka hir gelisay, masuuuliyiinta gobolka, salaadiinta, wasaarada caafimaadka,
iyo indheer garadka reer ADAL in hoos loo eego sidii dhakhtarka loo dhamaystiri lahaa
dhinaca shaqaale xirfad u leh caafimadka kalkaaliye, dhakhatiir guud( physician Doctors)
dhakhaatiirta takhasuska ah( Specialist Doctors).taas oo shacabka gobolada galbeed ka
dabooli doona baahiyaha caafimaad kana furan
doona safarada bugtaan socodka iyo kuwa kale ugu safro dawladaha jaarka sida Ethiopia
Djibouti iyo danyarta aan awoodi karin takaaliifda safarka .
bugtaan socodka iyo bulshada ADAL waxay u buseeshay daweyentan bugtaanka HAYAAT
ha ka baaqan billawga daaweeynta bulshaweyenta reer ADAL iyo umadaha kaleba.
FEERO GAARA.
REER BORAMA SI GAARA U FIIRSHA DAYACA DHAKHTARKIINA.( HAYAT HOSPITAL).
WIXII RAG U KOCO RABINA AQBALO WUU RUMOOBAA.
XAQ U DIRIR
MUSA AW HASSAN LODOON
AWDALI DUBAI.