Aqoonyahan Daher Muse Calin Oo Warqad U Qoray Maamulka Hawada ICAO Kadib Markii Ay Soomaaliya La Wareegtay Maamulka Hawada

Dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa sanadkan horaantiisa  si rasmi ah ula wareegtay maamulka hawada dalka oo tan iy burburkii ay gacanta ku hayeen hay’ado ajaaniib ah oo xaruntooda ahayd magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyo    Somaliland oo dood ka qabta tallaabada dowladda federaalka ee Soomaaliya  ee maamulka Hawada.

 

 

Hadaba  waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa oo ku lifaaqan laba waraaqood uu Aqoonyahan Daher Muse Calin   U Qoray Maamulka Hawada ICAO Kadib Markii Ay Soomaaliya La Wareegtay Maamulka Hawada.

 

Akhri: WARQADDA Maamulka Hawada ICAO

Akhri: WARQADDA Ku wareejinta Muqdisho Maamulka Hawada ICAO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker