Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Oo Eedo Usoo Jeediyey Xukuumadda Soomaaliya

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya C/casiis Cali Ibraahim (Xildhibaan)  ayaa su’aal ka keenay sababta ay ku dhacday iyada oo Hooyo Somaliyed oo foolaneysa in wadada loo diido, ardayda wadooyinka laga xidho iyo magaalada oo kala xidhan in Shabaab ay gaadhi qarax sida ku weerareen xarumaha Wasaaradaha arrimaha gudaha iyo amniga.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker