Hambalyo iyo Taageero Ku Socota Musharaxa Maayarka Caasimda Hargeysa Ee 2019 Khadar Ciise Cabdi

Waxaan halkan Hambalyo iyo Taageero Baaxadle uga dirayaa Musharax Khadar Ciise Cabdi  oo dhawaan ku dhawaaqay inuu u taagan yahay iska markaasina u sharaxan yahay Doorashada Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargeysa ee dhawaantanta la rajaynaayo in dalka ay ka qabsoonto ,
Musharax Khadar Ciise Cabdi ayaa markii uu adkaysan waayey hantiboobka iyo musuqa hadheeyey maamulkii Caasimada Hargeysa ayaa waxa uu u badheedhay inuu si toosa siyaasada ugu soo biiro iska markaasina uu badbaadiyo Caasimada Hargeysa, isagoo isla markaasina u tartamidoona Maayarnimada Caasimada Hargeysa
Musharax Khadar Ciise Cabdi  oo lagu yaqaano  karaamo shaqsiyadeed iyo hal adayg daacadnimo ku dheehantay ayaa bulshadu aad ugu diiraadeen markii uu ku dhawaaqay inuu u taaganyey doorasha soo socota ee Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa ,
Musharax Khadar Ciise Cabdi waxan ku hambalyeynayaa isla markaasina ku bogaadinayaa go’aankiisaas Siyaasadeed ee uu iskugu soo taagay Golaha Deegaanka Caasimada waanu ku guulaysanayaa insha alaah hankiisaas iyo himiladiisaas Siyaasadeed ee uu isu soo taagay.
       Allaa Mahadleh
Nuur Xasan Xuseen
Hargeysa/Somaliland

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker