WAXAAN TACSI HALKAN UGA DIRAYNAA DHAMAAN EHELKII IYO QARAABADII XAAJI CABDI HAYBE OO KU GEERIYOODAY DALKA MARAYKANKA
WAXAAN TACSI HALKAN UGA DIRAYNAA DHAMAAN EHELKII IYO QARAABADII XAAJI CABDI HAYBE OO KU GEERIYOODAY DALKA MARAYKANKA WAXAANU LEENAHAY RABI NAXARIISTII JANO HAKA WARAABIYO ILAAHAYNA SAMIR IYO IIMAAN HAYNAGA SIIYO AMIIN,AMIIN,AAMIIN.
MAGACYADA DADKA TACSIDA DIRAYA
1-MAXAMUD SERAAR
2-XASAN SEERAAR
3-SHAKIIB SEERAAR
4-C/RAXMAAN SEERAAR
5-CALI SEERAAR
6-KHADIIJA SEERAAR
7-CAASHA SEERAAR
8-IFRAAX SEERAAR
9-DEEQA SEERAAR
10-SHUKRI SEERAAR
11-HODAN SEERAAR
12-BARWAAQO AMIIR C/RAXMAN SH.BASHIIR
13-MUSTAFE IBRAAHIM
14-MAXAMUD IBRAAHIM
15-MAXAMED IBRAAHIM
16-MILGOIBRAAHIM
17-KHADRA IBRAAHIM
18-LAYLA IBRAAHIM
19-ROODA IBRAAHIM
20-FARXIYA MAXAMED YASIIN
21-SEKERIYE IBRAAHIM
22-AXMED IBRAAHIM
23-AYAAN IBRAAHIM
24-NASRA IBRAAHIM
25-MAXAMED AXMED
26-C/RAXMAN AXMED
27-AYAALE AXMED
28-HIBO AXMED
29-HODAN AXMED
IYO DHAMAANBA REER IBRAAHIM IYO REER SEERAAR IYO REER AXMED
WAXAANAY LEYIHIIN ILLAHAY HAWNAXARIISTO JANADIINA HAKA WARAABIYO
AAMIIN,AAMIIN,AAMIIN.