Maxaa Ka Jira In Pro Axmed Ismaaciil Samater oo Ku Dhawaaqayo Urur Siyaasadeed Cusub

Pro Axmed Ismaaciil Samater oo Ku Dhawaaqaya Maalmaha Soo Socda Urur Siyaasadeed Cusub iyo Abokor Xaamud oo Lasocda
Pro. Axmed Ismaaciil Samater, oo Kamid ahaa Kaadiriyiinta Xisbi Xaakimka Kulmiye, ayaa Ku Dhawaaqaya Toddobaadkan Urur Siyaasadeed isagoo, Kusoo Wajahan Dalka.

Pro. ayaa la Sheegay, in uu Siweyn ugu Soo Xadhko Xidhey Ku Dhawaaqista urur Siyaasadeedka, oo uu kaga Qeybgali doono Loolanka ururada Siyaasada ee Xiligan Laga Furey Somaliland isagoo, horena uga Tirsanaa Kaadiriyiintii Xisbiga Xaakimka Kulmiye, ee ololaha Xoogan Kaga Qeybqaatey Tartankii Doorashadii Madaxtooyada ee 2017kii taas, oo uu Barbar joogsadey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi inkastoo Dad badan oo Taageerayaashiisa Awdal iyo Gabiley kamid ahi u Diyaar garoobeen Soo dhaweyntiisa haddana, Waxa ay Dadka Qaarkii Ka Saluugeen in Dhinaca Beesha uu Kasoo jeedo uu Ka Watto Abiibakar Xaamud Jibriil, oo la Sheegay in aannu Pro. Wax badan ku Kordhinayn.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker