Maxaa Kala Qabsaday Madaxweyne Muuse Biixi iyo Dhalinyada Gobolka Gabiley?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo safar shaqo ku joogo gobolka Gabiley, ayaa galabta kulan la qaatay dhallinyarada iyo aqoonyahanka reer Gabiley, waxana ay iska xog-waraysteen xaaladda guud ee deegaanka, horumarka ka hirgalay iyo mashaariicda ay xukuumaddu ka hirgelisay.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker