Muuse Biixi Dawladda Uu Dhamacsan Yahay

Madaxtinimada waxa guul ka gaadhi kara qof marka hore diyaarsan garanaya halka uu ka yimid halka joogo iyo halka u socdo

Jibada iyo caadifadu ka reeban tahay “Somaliland waxay ka mid tahay dhawrka dal ee dunida ugu faqiirsan” waxa inoo dheer dhaqankeena soo jireenka ahi wuxuu dabar ku yahay horumar dhaqaale samayn kara

Jamhuuriyada Somaliland waxaynu leeyahay taariikh gaar ah waxaynu ku naal buqcad inaga inoo gaar ah dhibaatooyinka Ina haystaa waa inoo gaar waxaynu leeyahay dhaqan gaar ah
Xalka siyaasiga ah ee lagaga bixi karaa waa mid inoo gaar ah

M/Muuse Biixi wuxuu u cugtay xukuumadiisa rag farsamayaqaan ah oo u adeegi kara bulshada rag siyaasiyiin ah wey ku yaryihiin “axmed muumin seed , Maxamed kaahin, koore..”
waxa muuqata in uu doonaayo inuu dhiso dhalinyar Dawladnimada barata si hadii (ilaahay kama dhigee) hadii la waayo dalka aan loo waayin dad yaqaan xirfadaha dawladu u shaqayso “Falsad Siyaasi ah oo sharax u baahan” waayo dagaaladii halgankii dib u xoraynta waxaa inaga raacay intii YARAYD ee dawladdnimada taqaanay

Madaxweyne weynu dhisan karnaa dawladdnimo aad u adag oo midaysan iyo shacab sidan iskaga baahan

Waxaynu dhisan karnaa Dawladdnimo dhexaad ah sidan dhaanta iyo shacab noloshiisu kobcayso

Waxaynu dhisan karnaa Dawladdnimo aad u jilicsan iyo shacab baahan iyo inyar oo dhargsan “sidaynu nahay”

Waxaynu dhisan karnaa dawladdnimo tiro yar adag iyo shacab iyagu ah hantida dalku leeyahay

Waxaynu dhisan karnaa dawladdnimo khayraadka dhulka iyo badda la soo baxa iyo shacab jaahil ah oo la waayo karo marka khayraadka la waayo “khaliijka”

waxaynu dhisan karnaa ….

Aragtida ku aadan talada dalka ee Muuse Biixi iyo sida aan u arko la soco…

 

Ciid Wanaagsan reer Somaliland 26 June 58aadkii maalintii Xoriyadda

 

 

 

Maxamed Xoosh

shabcuuno@hotmail.com

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker