Dabadbax Balaadhan oo lagu taageerayo Raysal wasaaraha Ethiopia oo ka dhacay Jigjiga
Jigjiga (OWN) Magaalada Jigjiga ee Caasimadda Dawlada Deegaanka Soomaalida Ethiopia waxa Maalinimadii Shalay ka dhacay Banaanbax Lagu taageerayo Raysal Wasaare abiy Axmed Raysal Wasaaraha Ethiopia, Waxaana soo qaban qaabiyay isu soo baxan Ururka Dhalinyarada Kacaanka ee Heego Waxaana kala Qayb galay Cabdi Maxamuud Cumar Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka……………………….
https://www.youtube.com/watch?v=AZQTvmh4ZZw&t=55s