Koobka Aduunka iyo Natiijooyinka Kulamadii udanbeeyay
Hargaysa (OWN) Dalka Ruushka Waxa wali ka socda Ciyaaraha Koobka Aduunka iyadoo ay Dalal badani iskaga huleeleen Kadib markii ay guuldarooyin kala kulmeen wareega koobaad ee Koobka kubada cagta aduunka..