hal abuur qoraa xamse riiraash oo hanbaliyo u diraya dhamaan umada muslinka gaar ahaan somaliland munaasibada ciidda dartii

runtii waxaynu kusoo jirnay bil khayr badnayd,oo intuu eebbe garansiiyayna ka faa’idaysatay kuwaas oo ku cammiray cibaado suubaan iyo khayr badan,alla haga aqbalo bisha barakaysan cibaaddadii ay kusoo jireendadyowga dunida islaamku.

marka xigta waxaan dhamaan umada somaaliyeed iyo guud ahaan islaamka gaar ahaana somalilanda  u dirayaa; madaxdooda shicibkooda  axsaabtooda kala duwan inay ku ciidaan farxad iyo badhaadhe.waarta

waxana aan leeyahay waa ciidee  cirrooliyo caruuroow farxad iyo bashbash ku ciida dhamaanto alla ha inaga aqbalo bishii barakaysana aamiin

 

 

hamse riiraash

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker