DIFAACA DALKA IYO DUCWAREENKA SIYAASI.

waxa hubaal ah in wixii deganaashaha  bulshada somaliland dhaawacaya dhinac looga soo wada jeesto tu doc iyo tu dibadeed. nin baa ku habaartamay DOONIYEEY DEG ,VS  HADAY DEGTO WELEE WAAN KU WADA JIRNAA JAWAABTII  NABAD DOON.

nin wal oo reer somaliland ah waxa ku waajib ah labo shay oo muhim ah.
1.NABAD DOON.
2.XAQ U DIRIR.
taasi waa guusha iyo garab galka ALLE. dulum iyo damac Alla ma jecla, talaabo wal oo caqab ah ficil ka hor saar kefeda shareecada ISLAAMKA ma ogolyahay mise waa khilaafsanyahay
taas waxa markhaaati kac ka ah Kelmada miisaanka culus ee ah ALLAHU AKBAR IYO CALANKA KU XARDHAN TAWXIIDKA ALLE .ma khilaafi karno ashcaartaa DIINIGA AH.
nabadgelyo darada gudaheena ee CEELAFWEYEN waa midh xalku gacanta Alle ku jira misna
gacanteena ku jirta cid kale loo daba fadhiisan maayo.
tan tuka raq waa masiirka dawladnimo ee qaranimada somaliland waa  waajib in shacab iyo dawlad meel looga soo wada jeesto, waa fardul cayen in dalkaaga iyo dadkaaga difacdo.
JAAMICAD CAMUUD.
waa goob waxbarasho waa jaamicada hormoodka u ah jaamicadaha somliland oo maraysa
heer dhadhtarnimo, iyo heer PHD.
ma geydo in lagu metelo siyaasad iyo herdan gooli baad ciidan, waxan ku waaninayaa ka waantooba wareejinta iyo ku jeesjeeska karaamada amoud university.
wixii kaleba reer Awdal way u dulqaadan wixiise hantidooda koobaad soo farageliya
ee ah wax barasho faruhuu kaga guban.
bulshada reer Awdal  maajooratigoodu waa boarding school .
ganacsigoodu waa wax barasho.
cidii suuq ka dhigata jawaab ku haboon buu la kulmi.
RABADAAN KARIIM
IYO SOON MAQBUUL
CIID MUBAARIG HORDHAC
DHAMAAN UMADA MUSLIMIINTA
AH EE ADUUNKA KU UUMAN
SHANTA SOMALIYEED
IYO GAAR AHAAN SHACABKA
SOMALILAND.
XAQ U DIRIR
MUSA AW HSSAN LODOON
AWDALI DUBAI.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker