Dhegayso: Gobolka Bariga Dhexe oo Wehel La Noqday Xasarado , balse Maxaa u Sababa
Warbixintan waxay maanta ku saabsan yahay xasaradaha ka taagan Bariga Dhexe, sida xiisadda Iraan iyo dalalka Khaliijka, arrimaha Falastiin iyo Israel, iyo kacdoonada dalalka Algeria iyo Sudan. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Xasan.