Ciidamada Somaliland Ee Magaalada Laascaanood Oo Dhaawacay Laba Haween Ah, Iyo Mudaharaad ka Dhacay.

Laascaanood(OWN)- Wararka naga soo gaaraya Magalada laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa sheegaya  in saaka halkaasi ay ka dhaceen rabshado sababay dhaawac Haween ka Ganacsada Jaadka (Qaadka).

 

Dhacdadan ayaa timi kadib markii uu khilaaf soo kala dhexgalay Ciidamo ka tirsan   Somaliland iyo Haweenka ka Ganacsada qaadka, iyada oo ciidamada Somaliland ay rasaas ay furen ay ku dhaawacmeen laba Haween ah , arintan oo markii danbe sababtay mudaaharaad halkan hoose ka daawo.

 

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker