Haad-ba Haad kici & fanaankii la holin waayey Mr Carab Cali Cabdi & habeenka Ciida & magaalada Toronto
Haad-ba Haad kici & fanaankii la holin waayey Mr Carab Cali Cabdi & habeenka Ciida & magaalada Toronto ee dalka Canada, Waxaa lagu wargelinayaa dadweynaha Soomaaliyeed oo dhan ee ku dhaqan dalka Canada gaar ahaan magaalada Toronto & nawaaxigeeda in fanaanka caanka ah ee la holin waayey Mr Carab Cali Cabdi uu kuu dhigi doono bandhig faneed aad u layaab leh ama Show habeenka Ciida, Hadabna ha moogaan wixii faahfaahina ka daalaco sawirka hoosta kuu yaala,