Somaliland oo Ka Qayb-gashay Shirweyne Caalami ah oo Kulmiyey Madaxda iyo Ganacsatada Dunida

Taipei (OWN)- Magaalada Taipei ee Caasimadda Waddanka Taiwan, waxa Salaasadii shalay ka furmay Shirweynaha caalamiga ah ee Smart Cities Summit and Expo oo sannad walba ay isugu yimaaddaan masuuliyiinta dowladaha Hoose ee caasimadaha dunida, Khubaro iyo wakiillada shirkado caalami ah.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker