Musharaxiintii ku Guldaraysta Dorshadii Somaliya oo Lacgtii ka ceshanay Xildhibaandii aan u Codayn
Musharaxiintii madaxweyne ee ku guldaraysat inay Ku guulaystaan Doorashadii madaxweyne ee Somaliya ayaa Bilaabay Inay Lacagta ka Ceshadaan Xildhibanadii aan Codka Siin ee ay Lacagta siiyeen Si ay ugu codeeyaan.
Musharaxiinta ayaa waxa ka mida, Musharraxii Madaxweyne, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa Muqdisho ka baadi goobaya Xildhibaanno Lacag ka qaatay oo aan u Codeyn.
Cabdiraxmaan Cabdishakur ayaa sheegay in aan lacagtiisa Qurbaha lala aadeyn, oo uu dib uga ceshanayo Lacagtiisa. Wuxuu hadda Lacagtiisa dib uga ceshaday Xildhibaanno ka soo jeeda Somalilans !
Waa Musharraxii Saddexaad oo Lacagtiisa dib uga Ceshda Xildhibaanaddii Khiyaamay ee Codadka u diiday. Qaar ayaa ka cararay Muqdisho si Lacagta aan dib looga ceshan.