Tan inti Dawlada Cusub Madaxweyne Muse Bixi Cabdi Xilka la Wareegay 14 December 2017

Tan inti Dawlada Cusub Madaxweyne Muse Bixi Cabdi Xilka la Wareegay 14 December 2017 oo qudbadiisi uGu horaysay kaga hadlay inu la dagaalamayo Musuq Maasaqa ayuu Hayada Hantidhawrka Waxaa uu magacaabay Masul Cusub Hadaba Hantidhawrka Cusub ayaa u muqda mid fulinaya Siyaasada iyo balanqadkii Madaxweynuhu umada Reer Somaliland uu sheegay inu Musuqmaasaqa la dagaalamayo mar hadu Dawlada Hoose Burco oo ah meelaha uGu musuqmaasaqa badan oo dawladihi hore waxba ka qaban wayday ay hantidhawrku galen, maanta albaabadana u xidhen Xaafisyada Maaliyada .Xisaabadka.istoodhka iyo xaafisyo badan oo ka qaten waxii ducmati yalay
 
Waxaanay Hantidhawrku u muqdan kuwa gudanaya shaqadoodi balse an ahayn kuwo soo shaqo tagay sidi kuwi hore wax loo labi jiray. Qar ka mida Xildhibaanada Goolaha Degaanka Burco iyo Bulshada Burco ayaa soo dhaweeyay imanshaha Hantidhawrka Burco yimi iyo Dawlada Hoose Burco la badhaayo.
 
Gudoomiyaha Degmada Burco Maxamed Murad iyo Xoghayaha Dawlada Hoose oo laba xubnood lacagta wada saxeexa ayaa ah qarabo aad isugu dhow
Mawlid Cabdiraxmaan Cali
Burco/Togdheer

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker