Shicibka Somaliland Gude & Debedba inta Wanaaga Jecel & Xisbiga Wadaniba, Komishinka Xaaraanta & Dhiiga Shacabka doonaya inay Doorasho ….

Xisbiga Kulmiye & Komishinta Xaaraanta ee ay wataan ee Tuugada & ooljariga
& Boobka & Ku Shubashada Doorashadii Madaxtooyada ku sameeyey, ee Ilaahay & Naftooda toona u tudhin, ee Ina AwSiciid Malaayiinkii Xaaraanta ee
uu siiyey Kulmiye & Muuse Shaani ugu boobay Codkii Shacabka Isbedelka Doo-
nka ahaa, ayaa Umadii oo diidan, Xisbigii Wadani oo qaadacay ay hadana ku
dawarsanayaan Kenya, Doorasho dambe ayaanu qabanaynaa oo qaadhaan bixiyaashii ay Kenya oo si tuuganima ah kula shirayaan, Qaadhaankii aan
Doorashooyinka soo socda ku qaban lahayn ayaanu u socona.
Shicibka S/Land Gude & Debedba inta Wanaag jecel haka hor tagaan Tuugta
Komishinka ee xaaraanta & Boobka ku doonaya Malaayiin Doollar, ku Go,a
waa Bil amadaane, tii hore & Xqdaradii hore ay Kitaabka ugu dhaarteen ayaa
Ilaahay Gacantii idig ee ay ku dhaarteen, hadana Xaaraanta ku qaateen Calaamo Ilaahay ka muujin waayey, oo ay Midigtu wada qalali weydey.
Kulmiye Siilaanyo & Muuse Shaani, waa Xaaraan Qaatayaal, waa Xaqdaro &
Dulmi & Dhiiga Shacabka ku macaashayaal, kolkaa Komishinkan Xaaraanta ee
Umadu ka soo hor jeeddo, Wadanina qaadacay, waa wada xaaraan qaatayaal
ma xishoodayaa, Aduun & Aakhiraba Ubadkooda & Naftooda aan u tudhayn
ee Bishaa Ramadaan Xaaraanta ay ku soo qaataan, Been & Dulmi ee ay Kenya
ku joogaan, Inaan Ilaahay u calfin oo Umada Ilaahay ka qabto halagu habaaro.
waayo Doorashadii Madaxtooyada ee ay xaaraanta ku qabteen Ilaahay ayaa
Wadanka badbaadiyey, kolkaa Komishinkaa Xaaraan qaatayaalka ah Umadu haka hor tagto, Ilaahayna Kuma soo Celiyo Wadanka Khalkhal dambe u gelin.
abilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker