Ogaysiis! Waxa dhamaan bulshada Somaliland ee Sweden lagu wargalinayaa in Dr. Edna Adan Kulan ku qaban doonto kistaträff. Stockholm
Ogaysiis! Waxa dhamaan bulshada Somaliland ee Sweden lagu wargalinayaa in Dr. Edna Adan Kulan ku qabandoonto kistaträff Saacada kl.17:00 waqtiga maanta oo khamiis ah maj 31 2018 , kasoo qeybgal wanaagsan kulanka Dr Edna Adan
Taariikhda 31-05-2018 (Maanta oo KhaMIIS ah)
Goobta:- kistaträff (Stockholm)
Saacada:- 17:00 (Shanta Galabnimo)