Daawo Ku Xigeenka Ergayga Q. M Oo Ka Hadley Dagaalka Tuka Raq
Safiir Ku xigeenka qaramada Midoobey u qaabilsan Somaliya ayaa waxaa uu ka Hadley dagaalka Tuko-raq waxaana uu ku baaqay in dagaalkaasi si shuruud la,aan ah loo joojiyo isla markaana la ogolaado in kooxaha binu aadan nimadu ay halkaas geeyaan gargaar.