Reer Cumar Yare Oo Tacsi U Diraya QOYSKA REER GOOD geerida ku timi marxuum muxiyodiin maxamed
Salaamu alaykuma Anigoo ku hadlaaya magaca qoyska ilma cumar cabdi (ilma CUMAR YARE) Waxaan halkan tacsi uga dirayaa dhamaan QOYSKA REER GOOD geerida ku timi EE marxuun muxiyodiin maxamed xuseen MUXIYODIIN GOOD )oo ku geeriyooday magaalada hargaysa waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu JANADII geeyo dhamaana samir iyo iimaanA INAGA siiyo aaniin aamiin.
MOHAMUD OMAR YARE