Daawo: Xildhibaanadda Ilhaan Cumar oo Taageertay Jabhadda Kurdiyiinta ee YGP
Daawo: Xildhibaanadda Ilhaan Cumar oo Taageertay Jabhadda Kurdiyiinta ee YGP .Taasoo u muuqata inay si cad uga hortimi duulaanka ciidamada milataria Turkigu Tturkigu ay ku qaadeen deeganada waqooyiga Suuriya , balse Xildhibaanad Ilhaan ayaa u muuqata mid aan hayn Xogta dhabta ah ee jabhadda kurdiyiinta ee la dagaalamaya dawladda awooda badan ee uu hogaamiyo mdaxwayne recep tayyip ordegan.
Halkan hoose ka daawo warkaas oo dhamaystiran:
https://youtu.be/Wai9rrWzznk?t=9