Ciro Geesi weeye, Sawkaa Biljamkii & shirkii Ictiraaf, Gurmad Duufaanada dhacay Aduunkii uu bed dhigay, Muusana inuu xiita Shacabka hor yimaado tahli kari waayey.

Geesinimo waa loo dhashaa iibse laguma helo, Ciro xarunta Midawga Yurub ee
Burseles ayuu Khudabad uu ka jeediyey, uu Taakulo Shacaabka Roobabkii geys-
teen uu hor dhigey, Ictiraafkiina wuu iftiimiyey, Talaw Muuse & Sacad Cali hire
Dilaalkii Shanadada xaqul-qalinka sitey ma tahli kari waayeen, inay Shirkaa tag-
aan.
Ciro sawkaa ka dul madhay, askartii Muuse & Ina Kaahin, ee muusana shicibkii
xiitaa tacsi odhan kari waayey, Ina Kaahin dhiiga Shacabka ka hurinaya Ceel-afwen, sacad cali Dilaalkii qarniguna tegi kari waayey, Shirkaas Caalamiga ah.
Muuse Handaraab, meel kasta ku soo xidhantey, kolkaasii Xaafadiisii dhex dig-
riyayaa, oo xagna u dhaafi kari waayey, xiitaa Galbeedka & awdal Masiibada
Roobka ee ku habsatey ayuu tegi kari waayey.
Talaw Sacadkii Beenaalaha qarniga Shirka ciro ka qayb galay hadii la weydiiyo
muxuu ku jawaabi, ilayn cudur Ciro & Wadani la yidhaahdo ayey wada qabaan
xiitaa Dilaalkooda Faysal 4%, oo kolkey ciro maqlaan, waxa kuwada dhaca hurdo la,aan, Cuqdad afasada ah, waa Muuse & Inakaahin, Faysal Teneg & Sal-
eebaan Gaal .
Hadaba, Kuwa Buka ee Ciro hadey maqlaan xanuusada, sawkaa ka dul mudhay
ee Biljamka & Caalamkii u iftiimiyey, Ictiraaf & taakuleyn & Doorashadii Xaara-
anta ahaydba,.
Sidaas Darteed, Ciro & faadumo siciid & wadani guul, kuwa aba qaadka u ah
Muuse ee Magaca Wadani ku qadhaabta, ee hagoogta xun ugu gala Madaxto-
oyada & Kulmiye, abaalkooda hala mariyo, Waa axamed Duur & Waabeeye
halaga saaro xisbiga Wadani.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker