Waxqabadka 30maalmood gudoomiyaha cusub ee baanka dhexe j,s,l aqoonyahan cali ibraahi jaamac baqdaadi
Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee j,s,l AQoonyahan cali,ibraahim, Jaamac oo Guul ka Sarifka lacagta Qalaad ee us Doolar, iyo isticmaalka lacag s/land,sh marka loo eego mudada yar ee uu joogay Baanka iyo wax ka bedelka lacagta us doolarka ee guud ahaanba jaahwareerka ku riday Bulshada kunool j,s,l Runtii laba isu dhigma maaha sidaa,darteed waxaan soo umahad naqayaa aqoonyahanka Dadaalka balaadhan ee uu ugu jiro siduu dalkan j,s,l Horumar uGaadhsiin lahaa waxna waxaan leeyahay alle, hakula garabgalo hana kaa abaal mariyo Aamiin, Aamiin, Aamiin insha, allaahu