Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Soomaaliya ayaa ka hadlay Dagaalka Tukaraq
”Waxaan leeyahay Somaliland iyo Puntland looma baahna in dhiigga dadka Soomaaliyeed la daadiyo. ” R.W Ku xigeenka Soomaaliya Md Mahdi Mohamed Gulleid
R/w ku xigeenka soomaaliya ayaa ka hadlay Dagaalka Tukaraq Ee Somaliland iyo Puntland.
Halkan ka daawo