DAAWO Daahir Rayaale oo markii u horeysay Si adag uga hadlay Xiisadda Colaadeed ee Ceel-Afweyn iyo Arrimo Kale
Hargeysa (OWN)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin, ayaa si adag uga hadlay xiisadda colaadeed ee beelaha walaalaha ah ku dhexmartay deegaanka Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag, waxaanuย ugu baaqay inay ka wada-shaqeeyaan midnimada dadka iyo dalka.
Md Daahir Rayaale Kaahin oo caawa hadal ka jeediyey munaasibadda xuska 18 May oo caawa lagu qabtay xarunta Madaxtooyada, waxa uu u duceeyey shacabka deegaanka Ceel-Afweyn.
MUUQAALKA HOOSE KA DAAWO HADALKA DAAHIR RAYAALE
https://youtu.be/h8m2JVUEMmE