MARIN HABAABINTA XUKUUMADDA LOOMA BAAHNA , KHARAJKA BALLAADHAN EE XUKUUMADDA MUSE LA GELINAYO LOOMA BAAHNA.
Xukuumadda Muse Biixi dad aan WADANI ahayn baa doonaya Inay Fashiliyaan waana dadkii dagaalka labada reer ee walaalaha ah oogi Jiray , Wasiirka Daakhiliga Maaha Ka Ka dabeeya NABAD gelyo darada Ceelafeyne waa Ciidan beeleedyo rag aan Wasiirka Daakhiliga ahayni Hargeysa u fadhiyaan . Bandoo gobolku Uma BAAHNA Ceeerigaabona dadkan wax laynayaa maaha REER Ceerigaabo degaan ahaan waa REER CeelAfweyne iyo reer Gar adag Intay meeraystaana waa degmooyinkaa Ceerigaabo ma tegi karaaan waxna kuma dili karaaan. MUSE Biixi la taliyayaashiisa qaarbaa Raba Inay xukuumadda Fashiliyaan waa kuwa Bandoo kharash badan KU taliyaan wadamada ( densely over populated areas) ayaa Bandoo lagu Soo rogaaย si ay wax u helaan laakiin Dawlada waxaa KU haboon Inay operation yar KU Soo qabato Ciidan beeleedka dilay Saraakiisha ee jooga aggooda CeelAfweyne iyo Gar adag sidii miskiinkii COLDOON een WAXBA galbsan loo la isaga Soo qabtay waad ogaydeen Maxaa Dawladda Muse Biixi Cidlada u ordaysaa Bandoogu waa wax kharash badan gelin Kara ummadda loomana BAAHNA Bandoo Waxaa u baahan iyo in dhaqdhaqaaqyada la ilaaliyo Mohamoud Xaashi iyo kuwa Ciidan beeleedka maamula ee Hargeysa jooga.