Afhayeenka Xisbiga Waddani Oo Dhaliilo Usoo Jeediyey Wasiirka Waxbarashada Somaliland
Afhayeenka Xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Batuun Ayaa Dhaliilo Usoo Jeediyey Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Axmed Maxamed Toorno arimo la xidhiidha Iskuulada ay ardaydoodu ku mudaaharaaday.