Sideebaynu Ramadaanta uga faaidaysan karnaa by hamse riiraash

Waxa Ina soo haysa hawadii Ramadaanta,taas oo laga hellayo ajri farabadan iyo kheyr heerkeeda laqiyaasi Karayn iyo janno haddiiba sideeda looga faa’idaysanayo .

Waa bil hiifaha loo qaadayo shayaadiinta,Isla markaana lagu hubsanayo hogdheer ilaa kuwooga yaryar mooyee.

Waa bil habbeen kaste iyo maalin kaste dadku u huriyaan hantidooda iyo waxay haystaanba dar ilaah ugu hibbaynayaan masaakiinta ku hareeraysan

Waa bil Qaar kalena u hanwaynaanaya iyagoo aadaya masaajidada si ay ugu camiraan qiyamka laylka iyagoona ka faa’idaysanaya wakhtigooda ay haystaan.

Waa bil aan LA helli Karin. sannad walib  Hal Mar soo Marta  taa oo ka cullus wax waliba.alla dhamaanteen ha inagu hannuuniyo.

 

Hamse riiraash

hamseriraash@hotmail.com

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker