Dagaalka Ceel Afweyne Xukuumada ayaa wada, oo Muuse & Ina Kaahin ayaa Hubkana hoosta ka dira …

Siilaanyo wuxuu ahaa Dambiile Qaran, oo dhiigya caba, oo Kalshaale Kii Seem-
aal kii hurniayey, Kan Ceel Afweyne Wasiirkiisii Maxamuud Xaashi, Cali Maree-
xaan & Belaayada Madaw ee Jeelka ku jirta ayaa hurinayey, imikana iyagii ayaa
wada, Wasiirka Ina Kaahin waa kii Suldaankiisa Hubka u dhiibay, ee sii daayey
kolkii la qabtey.
Bal adaba, Siilaanyo & Muuse Dhiiga Shacabka ayey ku xejistaan Kursiga oo waxa ay boobayaan & Dulmiga & xaqdarada ay wadaan sidaan loo fahmin ay
Dhiiga Shacabka ku mashquuliyaan, Umada.
Laakiin Aduun & Aakhiraba, Siilaanyo & Muuse & Ina Kaahin oo awalba dagaal
oogayaal ahaa, Ilaahay wuu ku ciqaabi, imikana uuse Shaani sidii Odey Caaqila
ayuu ku andacoodey baaq ayaan dirayaa, oo talaw Ma Ciro & wadani ayuu u
dirayaa inay awood, Ciidan & Xalba keenaan, Muuse Fashiluu inuu is casilo ayaa u fiican isaga & daalinka Ina Kaahinba.
Muuse & Kulmiye & S/aal way ku farxayaan dhiiga Dadka S/Gaal sidii ayuu odhan isagoo neefsanaya, oo ku andacoonaya waar yaadhaheen belaayo ma
jirto ee ha weynaynin, wuxuu sheeganayaa Gudoomiye Guurti.
Sidaas Darteed, Muuse Shaani & Ina Kaahin & Muhanad & Cali Mareexaan waa ku heshiis Dagaalkaa Ceel Afweyne inaanu dhamaan, ilaa Reerka la rabo
in laga cidhib tiro deegaankaas oo ah Sacad Yoonis sidii qaxootiga uuga yaacaan, waayo Muusana waaka sidii Suldaanka baaqa direy, Ina Kaahin isagaa
Hubka dir, S/Gaal, Maxamuud Xaashi, Cali Mareexaan, iyaguna Mashxarad &
Farxad ayey mabsuud ku yihiin, Dhiigaa, oo Muhanad isaga cuqubada & Inkaartu dhakhso wey u heli, oo Masaajid ayuu Cagaf geliyey, sidii Yuhuuda.
Shicibka, Xisbiyada & Culmiada & Inta Caqliga leh dhiiga Umada ee Kulmiye &
Muuse & Ina Kaahin ku rabaan Kursiga inay ku fuushanadaan, wax laga qabto
oo Dhiiga Islaamka hala joojiyo.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker