Fariin Wacyigelina Oo Ku Socota Somalida ku nool dalka Maraykanka.
Sidaad ogtihiin maanta oo ah 20-ka Janaayo, waa maalinta la caleema saarayo madaxweynaha la doortay ee Joe Biden. Marka fadlan, feejignaada, rag & dumarba.