Madaxweynaha Somaliland oo Shacabka Reer Berbera Kala Qayb-galay Tukashada Salaadda Jimcaha

Berbera(OWN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil kala qayb-galay tukashada salaadda Jimcaha.

 

Madaxweynaha oo weli ku gudo jira safarkiisa shaqo ee uu ku marayo gobollo kamid ah dalka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta salaadda Jimcaha shacabka kula tukaday masji-jaamaca weyn ee magaalada Berbera oo ay buux-dhaafiyeen dadweyne aad u tiro badan.

 

Shacabka maanta ku sugnaa masjid-jaamaca weyn ee magaalada Berbera, ayaa muujiyey sida ay ugu faraxsan yihiin inuu madaxweynuhu kala qayb-galo salaadda Jimaca, waxana ay fursad u heleen inay madaxweynaha salaamaan.

Image may contain: 4 people

Image may contain: 4 people, people sitting and tableImage may contain: 7 people, people sitting and tableImage may contain: 4 people, people sitting and indoorImage may contain: 5 people, people sitting, crowd, wedding and indoorImage may contain: 10 people, people smiling

 
        Naasir Yuusuf Daahir
Director of the Presidential Media Department

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker