Hormoodka Hobolada Hargeysa Oo Habeen Danbe Show Weyn Ku Qabanaaya Beerta Libaax Ee Hargeysa

  1. Fanaaniinta Caanka ah ee Cabdi Fanax, Sahra Ileys, Alfanaan Ibraahim Talaabo,Khaalid Dhoobayare,iyo Nagiib Wadne Kaabe ayaa habeen danbe 11/5/2018 Beerta Libaaxa idiinku qaban doona Show weyn oo la isku arkay oo kulmin doona dhamaan Barbaarta Hargeysa,Hada Hamoogaan inaad kasoo qayb gashid Bandhig Faneedkan Balaadhan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker