Siilaanyo & Wasiiradiisi, Maxamuud Xaashi, Sacad, Moorgan, Samsam & samsam & Cali Mareexaan, waa in Maxkamad la hor keena,

Siilaanyo Ilaahay ayaa Umada dhaafiyey, Wadankii intuu wada xaraashay ayuu
Reerkiisa & ehelkiisa ku naas nuujiyey, oo uu gurta yidhi anaa idiin xalaaleeyey
Xoolihii Umada, Talaw Diinta & axaadiistu waxay ka sheegtey, Xoolaha muslink
a miyaanay, Xukuumada Siilaanyo & Muuse Akhrisan dhegeysan, Subxaanalaa.
Siilaanyo intuu xaraashay Dhul, bad, Cir ayuu xaqii Umada ku raaxaysanayaa oo uu Guryo uu ka iibsadey xoolihii Masaakiinta isku soo sawirayaa Dubai,
Talaw Siilaanyo & aamina Weris, Moorgan, Muhnad, Samsam, Cali Mareexaan
& Weji-xun & qaar kaloo badan maxay Ilaahay la hor tagi, kol hadii Hugoodii
Hooygoodii, & Hunguroogoodii Xaaraan & Maal Umadeed yahay, oon Kafan
xiitaa looga xidhi karin, haday dhintaan iyagoo aan Umada Soo celin.
Siilaanyo dulmiga & xaqdarada uu mada ka galay, ee Cadaalad daro ahayd, ee
Xoolo boob ahayd, ee Nin Jeclayso ahayd, wuxuu ka xishoon waayey, inuu xool
ihii asaakiinta inuu Dubai, ku jaqo, inuu Reerkiisii  Kuwa Hablihiisa qaba & Kuwa uu adeerka ub ahaa uu Xoolihii Umada u boobo, kolkaasaa laahay Abaar
& Xiitaa Xoolihii is cuneen, qaadhaankii Abaarta, Biyihii Xumbo Weyne, dekedii
haamihii, Airportyadii intuu Siilaanyo & Wasiiradiisii qaateen, gurteen, ayey iska tageen, cidi xisaabin, aakiin laahay qalinkiisu ma baaqdo Aduun & aakhiro
ayey u taalaa.
Hadaba, Shicibka S/Land waa inay Siilaanyo & Moorgan, Muhnad, Aamina wer-
is, Samsam, Cali Mareexaan, sacad Cali shire aanay xaqoodii ka hadhin ee ay
Maxkamad & sharciga kula xisaabtaamaan, Muusana Umadu ku cadaadisaa in
xaqii uu Siilaanyo dhacay uu u doonaa mada, hadii kale Muusana Umadu uu
u sheegaa inuu qaybtiisa qaatey, dhacay, hantidii Umada hadii kale Tuugii Siilaanyo aan looga xadhin, Ilaahayna hadaadu Umada Siilaanyo ka soo gaadhi-
n Xoolo is cuney ayaa jirey, ee Dad is cuna ayaa la arki lahaa, Muusana isaguna
wadadii ayuu hayaa, waakaa ku handaraabmay ee Kildhi madhan Siiulaanyo intuu qoorta u geliyey, kala raaliya ah ee Muusana Umadu hakula xisaabtanto  inuu xaqoodii Siilaanyo ku daba galo.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker