Odayaasha iyo Haldoorka East London oo Soo Dhaweyn U Sameeyey Siyaasi Muniir Axmed Cigaal

London (OWN)-  Odayaasha iyo haldoorka degmada bariga London ee caasimadda Ingiriiska ayaa soo dhawayn iyo martiqaad u sameeyey Siyaasi Muniir Axmed Cigaal oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, isla markaana socdaal ku jooga wadamada qaaradda Yurub.
Muniir Axmed Cigaal ayaa isaguna dhankiisa uga mahadnaqay odayaasha East London martiqaadka iyo soo dhawayna ay u sameeyeen, kadib markii uu ka soo kicitimay wadamada Scandinavian-ka, isagoo ka dareen celinaya soo dhawaynta loo sameeyey ayuu yidhi:
Marka lagu soo dhaweeyo ee lagu sharfo mahadnaq uunba ka ratibmaaya inaad adiguna celisid. Waxaan leeyahay mahadsanidin odayaasha haldoorka East London oo martiqaad gobonio ii sameeyay ….. Gobay liico ha jaban waa halkii Saxiibkay Barkhade.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker