Hooyo Xaliimo oo 70 jir ah ayaa dhammaysay Qur’aanka Kariim ah,

Hooyo Xaliimo Yuusuf waa 70 jir ah, maanta ayay dhammaysay Qur’aanka Kariim ah, Xildhibaan Barkhad Batuun oo guddoonsiiyay Shahaada ayaa qoraalkan ku cabiray dareenkiisa la xidhiidha hooyadaasi da’da ah haddana ku dedaashay barashada kalaamka Allah.

“Hooyo Xaliimo Yuusuf waa Hooyo 70 jir ah waxa aan guddoonsiiyey shahaado sharaf iyo kitaabka qur’aanka oo barashaddiisa ay Markaska Raxma Alkheyri ka dhigatay, Markaskan waxa dhisay Ganacsade Maxamed Saciid “Dahab-shiil”. Dahabshiil waa Astaan dunidu ku garato Somalida waxaanan ku amaanay dadaalka diinta Alle uu galiyey iyo sida uu dadka danyarta ah ugu dhisay Markaskan oo macallimiintiisa mushaharkooda siiyo Alle ha barakeeyo Xaaji Maxamed Siciid iyo Shirkaddiisa Dahab-shiil oo dadaal weyn galisay diinta Alle barashadeeda Hooyo Xaliimana Alle ha barakeeyo”.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker