UK Oo Ku Baaqay In Shacabka Muujiyaan Feejignaan Dheeraad Ah

Hay’ada caafimaadka Ee UK  ayaa ka digey in toddobaadyada soo socda ay u muuqato in ay wajahayaaan xaalado adag.

Shaqaale fasaxyo ku maqnaa iyo xannuunka Covid19 noociisa cusub ayey hay’adaha caafimaadku sheegaan in ay la daalaa dhacayaan fiditaanka xanuunkaas,.

Sidoo kale waxaa ay ugu baaqeen dadweynuhu in ay feejignaadaan oo racaan shuruucda ay dowladu dejisay ee lagu xakameynayo xanuunkan oo si ba’an u faafaya.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker