KAS iyo KARAAN

Buuggan waxa uu weeleeyey sheekooyin-fanneed si farshaxanimo sarre leh u iftiiminaya wacyiga nololeed ee dhallinyaradda Soomaalida.

Waxaanu xambaarsan yahay sheekooyin dareen- taabad leh, oo naftaada kaga tagaya fakar dheer iyo falsafado ugub ah.kas-karaan-standing-version-2.jpg

Waa muuqaalo xallad iyo xanuun badan oo ku suntan dhacdooyin maalinle ah oo ay aallaba dhagahaagu maqlaan ama dhaayahaagu arkaan.

Dhab ahaantii ma aha is-moodsiis iyo is- yeel-yeel, waa se xus iyo xasuusin. Waa maskax-maalid, murti curin iyo maalin-qadin nafeed.

Si aad u iibsato nuqul buuggan ah, ku dhufo lifaaqa hoose. Mahadsanid.

Support independent publishing: Buy this book on Lulu.

KAS & KARAAN ( standing version).3

KAS & KARAAN ( standing version)

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker