BAAQ: Beel ka mid ah beelaha Somaliland Deeganada waaweyn ku leh oo Cabasho soo jeedisay

Beel ka mid ah beelihii  Dhidibada u taagay Dowladda Somaliland, ayaa waxaa ay soo saartay qoraal ay ku muujinyaan Cabshada ay ku qabaan dowladda Somaliland.

Beesha ayaa ka cabanaysa Nidaamka hadda Jira ee Muuse Biixi Cabdi, oo duudsiiyey dhamaan xaquuqdii ay lahayd Beelweynta Cali Bare ee Habar Jeclo.  taas oo uu beesha ka saaray dhamaan liis wax qaybsiga Dowladda Somaliland.

Kulan ay isugu yimaadeen Odayaasha iyo Ganacsatada beelweynta Cali Bare ayaa looga hadlay xaqduudsiin badan oo ay ka tirsanayaan Dowladda Somaliland, odayaasha ayaa kulankoodii ka dib waxaa ay soo saareen, qoraal dheer oo ay kusoo bandhigeen, deegaanada ay beeshu dagto, wax yaabaha ay tirsanayso ee xuquuqaha ka maqan iyo Baaq ay u jeedinayaa Dowladda Somaliland.

DAWLADA SOMALILAND  

DATE. April-15- 2018

Ku: Madaxweynaha Dowladda Somaliland                                                             Hargaisa

Ku: Gudiga Doorashooyinka Somaliland                                                                Hargaisa

Ku: Gudooomiyaha Golaha Guurtida Somaliland                                                   Hargaisa

Ku: Dhamaan Beelaha Somaliland wada daga

Ku: Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Somaliland                                             Hargaisa

Og: Qurba Joogta reer Somalilnad

Og: Culima Aw-diinka Somaliland

UJEEDO: CABASHO CADAALAD DARO DOWLADDA SOMALILAND  KU SAMAYSAY BEESHA CALI BARE HJ.

Mudanayaasha qoraalkani tooska iyo ogaysiintaba ugu socoto waxaan la socdsiinaynaa in shir ay isuguyimaadeenWaxgaradka, Cuqaasha, Culima-awdiinka Nabadoonada, Aqoonyahanka, Ganacsatada, Dhalinyarada iyo Haweenka Beelweynta Cali Bare HJ.

waxay mudo 3 maalmood ah ka arinsanayeen cadaaladdarada ay  katirsanayaan Dawlada Somaliland waxayna islagareen in ay idiins oo Gudbiyaan go’aanada kasoobaxay shirkaas.

Markahore waxaan idiin qeexaynaa degaanka beesha iyo meesha ay kaga jiraan canshuur bixinta iyo Sida ay beesha cali bare muuhiim ugu tahay  dawladda Somaliland.

Beelweynta Cali Bare  waxay degtaa gobolada Saraar, Sool, Sanaag, Buuhoodle, Togdheer. waxaan tusaale u ah in ay leeyihiin deegaano muhim u ah shacabka iyo Dawlada Somaliland xagadhaqaalaha iyo amnigga waxaaka mid ah:

  • Degmada Caynaba iyo magaalooyinka hoostaga ee beeshu Degto
  1. Ceel Dhaab
  2. Habari heshay
  3. Qoridheere
  4. Berkeda Cali Xirsi
  5. Ceelcade
  6. Bali Cali
  • Degmada Oog  iyo magaalooyinka hoostaga ee beeshu Degto
    1. Badweyn
    2. Guumays
    3. Ceela helay
    4. Fadhi Xun
    5. Bukhdharkayn
    6. Butaweyne
    7. Soolqorijab
    8. Yeyle

Waxaa kale oo Beelweynta Cali Bare  wax ka degtaa degmooyinka

  • Degmada Waridaad
  • Degmada Garadag
  • Degmada Ceelafweyn
  • Degmada Buuhoodle
  • Degmada Yagoori

    Gobolka Togdheer iyo Sanaag

  • Burco
  • Ceerigaabo

    Canshuurbixinta:

    Beeshu waa Beesha 1 aad ee Gobolka Saraar iyo Sanaag  qaybo ka mid ah gobolada Sool, Togdheer ugu canshuurbixinta badan dhoofinta iyo soodejinta badeecadaha cadayn dhab ahna waa u haynaa marka loo xisaabtamo beelo.

    Waxaan cadaynaynaa anaga oo degaanka intaas la‘eg leh degan Qabiilmarka loo xisaab tamana ka mid ah qabiilada uugu tirade badan Bariga Somaliland Qaybweyna ku leh Taariikhda Somaliland Ilaa xiligii Daraawiish iyo halgankii laga soo horjeeday dowladii maxamed siyaa bare canshuur bixintana halkaas kaga jira in aan ka madhan nahay dawladda Somaliland.

    Xuquuqda naga maqan ee aan Garawshaha lahayn, Xaqna aan ugu leenahaay in aan Dowladda SOMALILAND ka helno waxaa ka mid ah.

  • Ma lihin Wasiir buuxa oo Beesha u matala Dawladda Somaliland
  • Ma lihin Agaasime Guud oo Beesha u  matala Dawladda Somaliland
  • Ma lihin Agaasime waaxeed, Kii ay beeshu lahaydna waxaa lagu badal mid Beel kale ka socda, oo beeshii laguma soo celin.
  • Saraakiil ciidan oo beesha ah oo loo diiday in ay xilal sar sare ka qabtaan ciidamada Somaliland.
  •  Degaanka Beesha oo aad u balaadhan oo aan wax adeeg bulsho ah laga qaban.
  • Ugudanbaybtii waxaa madaxwaynuhu noo balan qaaday Xil Wasiir  oo aanay jirin cid nooga xaqleh  oo ah Beesha Habar Jeclo ee gobolada Bariga.
  •  Intaas oo faah faahina waxaan ugu talogalnay in qofwalba uu arkaa dulmiga lanaku hayo, dulqaad badan kadib iyo garoow shiinyo la’aan walaalayahaya reer Somaliland gaarahaan madaxda siyaasadda waxaan kafursanwaynay in aan idin lawadaagno dhibkaas dadkiina kor kuxusanee isugujira maamul iyo wax garad muhimna noo ah beri hadii dhibyimaado la noosoo kiindiridoono.

    SIDAAS AWGEED,  WAXAA BEELWEYNTA CALI BARE ) KU BAAQAYSAA QODOBADA HOOS KU  XUSAN:

  1. In amniga Somaliland siwadajir ah looga shaqeeyo.
  2. In Gobalada bariga  ilgaar ah beelaha Somalliland  madaama colaaduhu ku soo noqnoqdeen si wada jir ah na wax looga qabto.
  3. In Madaxwaynuhu  beesha cali bare u magacaabo xil wasiir oo deg deg ah madaama uu noo balan qaaday.
  4. In madaxwaynuhu uu beesha tabashadeeda dhinac maamulka ka jawaabo oo wax kaqabto sida Agaasimeyaasha, ciidanka, golaha wasiirada.
  5. In uu Madax waynahu dhiso Maamulka Degmada Qoridheere
  6. Waxaan ugu baaqaynaa beelaha aan la siin xaqoodii ee reer Somaliland  wadatashi si  aan uga xaajoono  sidii aan kuheli lahayn xaqeena inaga oo umarayna dariiqada ugu fiican uguna fudud ee aan wax yeelayn dalka ,dadka iyo diinta midna.
  7. Waxaan ugu baaqaynaa qurbajoogta beelweynta Cali Bare in ay isugu yimaadaan shir Wada tashi guud Bisha ugost. 2018 Somaliland  meeshalagu qabanayo dib ayaa la ga soo sheegi doonaa insha‘alaah silooga tashado aayaha Beesha dhinaca siyaasadda iyo Hormarinta Bulshada.

     

    ODAYAASHA SAXIIXAY:

  1. Nabadoon Maxamed Jamac Hasan
  2. Oday JamacXuseen Cl
  3. Nabadoon: Maxamed Maxamud
  4. Ganacsade: Yaasiin Xuseen
  5. Oday   Saalax Xasan
  6. Ganacsade: C/qadir Maxud Jamac
  7. Ganacsade: Yuusuf Jamac
  8. C/qaadir Yuusuf Xirsi
  9. Aqoonyahan: Maxed Aadan Xasan
  10. Maxamud Jaamac Aaadan
  11. Dr: Xuseen Cismaan Xasan
  12. Xuseen Maxamud Cali
  13. Dr: Abdi Cali Maxamed
  14. A/weli Maxamed Jamac
  15. Abdi Barre Aadan
  16. Abdi Mohamed Abdilaahi
  17. Abdirisak Osman Hassan
  18. Abdiwahab Jamac Yaasiin
  19. Abdulahi Abdi Nuuer
  20. Abdulahi Haji Cige
  21. Abdulaziz Abdulahi Geedi
  22. Ahmed Ismail Mohamed (Lugo
  23. Ali Ahmed Mohamed Xirsi
  24. Axmed Aadan Jama
  25. Bare Salebaan Geedi
  26. C/laahi Maxamed Xuseen
  27. C/raxman Cali  Jibriil
  28. C/waxid Cabdullahi Ibrahim
  29. Cabdi Cabdulaahi Jamac
  30. Dahir Farah Faras
  31. Da’ud Abdikarim Maxamed
  32. Dr. Abdulkadir Xasan Jamac
  33. Hamze Sheakh Xuseen
  34. Hassan Farax Mumin
  35. Mohamed Ahmed Cali
  36. Ali Osman Faarax
  37. Maxamud Axmed Maxamud
  38. Maxamed C/lahi Xasan Cali
  39. Maxamed Iidle Goolaaf
  40. Mohamed Abdi Yusuf Daahir
  41. Mohamed Ahmed Huluf
  42. Magaalada  qoridheere Somaliland
  43.  Ali Faarax Xirsi
  44. Cali Maxamed Xuseen
  45. Bashiir Maxamed Jaamac
  46. Jaamac Khaliif Maxamed
  47. Xasan Maxamed  Cali
  48. C/raxmaan Cabdi Cismaan
  49. C/weli Ibraahim Sheekh Daahir
  50. Cali maxamed Samater
  51. Cabdinaasir M.Cali
  52. Faarax C/qaadir maxamed
  53. Farah Axmed Nuur
  54. Ibraahiim Saalax Daynamo
  55. Maxamuud  Sh. Suufi Diiriye
  56. Saalax Maxamed Diiriye
  57. Maxamed Axmed Bagaf
  58. Maxamed Cumar Duunyo
  59. Maxamed Maxamuud Xeyd
  60. Sul:Maxamuud Maxamed Casayr
  61. Mustafa Maxamed Cabdullahi
  62. Sul:Jamac Maxamed Salebaan
  63. Nuur Maxamed Xasan
  64. Xasan Ibraahim maxamed
  65. Xuseen Maxamed Muuse
  66. Yuusuf Maxamed Ismaaciil
  67. Yuusuf  Xirsi Mireh
  68. Aadan Ibrahim Cumar
  69. Aadan Maxamed Darwiish
  70. Ibrahiim Cabdilaahi Cumar
  71. Axmed Cabdale Suud
  72. C/laahi Cabdi Gaaruf
  73. Cabdi Ali Aden
  74. Xasan Ali Xuseen
  75. Muj:Cali Aadan Xuseen
  76. Muj: Cali Maxamed Nuur
  77. Muj:Cisman Libax Ibrahim
  78. Muj:Cisman Mukhtar Maxamed
  79. Dr. Ibrahiim Xasan Saalax
  80. Dr. Siciid saalax Cumar
  81. Dr.Khaalid Cumar Cali
  82. Eng Maxamud Maxamed Suxul
  83. Abdi Nuur Maxamed
  84. Cige  Maxamed Yare
  85. Muj:Ibrahim Cali Cuma
  86. MujIbrahim Maxamuud Geed
  87. Muj:Maxamed Cali Rinji
  88. Maxamed Maxamuud Diiriye
  89. Ibrahim Cabdilaahi Guuleed
  90. Dr: C/laahi Cali Farax
  91. Dr:Ibrahim Cabdi Aadan
  92. DrYaasiin Faarax cali
  93. Maxamed Cabdi Cali
  94. Maxamed Cali Xuseen
  95. Maxamed Cismaan Nuur
  96. Caaqil: Maxamed Maxamuud Yusuuf
  97. Maxamed Mursal Cali
  98. Maxamed Rashiid Maxamed
  99. Caaqil: Maxamud Faarax Yaxye
  100. Maxamuud Cabdi Xuseen
  101. Caaqil: Abdi Mustaf Xasan
  102. Mohamed Geedi Jamac
  103. Ibrahim Xirsi Xasan
  104. Mustaf Jamac Hiirad
  105. Nuur Cali Aadan
  106. Caaqil:Salebaan cali ibrahim
  107. Abdi Maxamed Sheekh
  108. Cali Cabdulkadir geedi
  109. Caaqil:Maxamed Jamac Samater
  110. Maxamed ibrahim Diiriye
  111. Maxamed Xasan Aden
  112. Aadan Maxamed Kheyr
  113. Xasan Jamac Xuseen

    Afhayeenka Beesha Cali Bare

Wabilaahi-Towfiiq

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker