BEESHA HABAR JECLO WAXAY KA SII BEEN ABUURATAY DAWLADA OO AY YIDHAAHDEEN WAA NALAGA AFDUUBAY BUUR MADAW

Beesha habar jeclo waxaad moodaa in aanay ogayn qof sharciga ka weyni in aanu jirin oo waddanku leeyahay hayad sharci iyo garsoor, qofkii sidii dawlad u hadla oo wax aan dawladi sheegin afkiisa ku been abuurta hadan suuqa kaga hadaaqa hadalo isla weyni ah waa la xidhayaa waxaana uu liinta ku cabayaa jeelka adeer jeelka iimaanso dheh , Muusena ma xidhan ee afkiisaa xidhay Boqor ku lahaa (SW) Illaahay ayaa Boqora isagu waxba maaha hadaba waxba hays wareerinina bal bayl soo daaca dawladu iyadaa qofkii khalad ku kaca xidhaysa oo waa sidaan u dooranaye , isaguna wuxuuba iska been fariimay madaxweyne muuse macquula maaha arrintaasi
 
Fidna wade been madaw, Fududaa adoonkani
Fooraha dabayshiyo, Fadhadhaq iyo ma waalaa
Fajac weeye xaajigan, Fakh fakhdiisu badanaa
Is Foohaartankiisuna , Ma naag meher ku  dhacybaa
Ma Hal Foolanaysoo, Fiidkii geela ka hadhaaa
Waada yaab adduunkuye, Faaladu maxay tahay
Nin tacliinle mahoo, waa bilaash xaytahaa falan
Furimaha dhankaa bari, Sacad yoonis iyo baho
Kulmiyoo dhankeena ah,Waa aan in dhul durugnaa
Iska riixna Sacadkaa, Daba socono weligeen
Ka Faraqa Rasaas badan, Hadba gaadoo laba dila
Saw kaahin shalay galab,lifaaq beena muu qorin
Kaahin yuu u foori gaalayn, ama uu wax fahansiin
Folosh Buu akhriyay shalay, Wuxuu Ficil hinaasaa
Markuu Dayo garxajiskaa, Ugu badan degaankaa
Feedhiisa Joogee, Dadka kale kaga baqanayaan
Boqor been sheegtiyo, Been madawow lagu baray
Waa tabliiqa jeelkee, Tolow miyey u yeedheen
Waxaa mucjiso ah beesha uu ka soo jeedo Buur madaw ee habar jeclo miyaanay iimaansan dawladnimada bal beenta ay ka sheegayaan Dawlada ee ay leeyihiin waxaa nalaga afduubay Boqor, yaa afduubay mise macnahiisa ayaanay garanayn afduub lama afduubin ee waa la xidhay waxaa xidhay saddex madaxweyne ee isga danbeeyey xukunka hada madadkiisaa waalan mise Buur madaw bal Somaliland haka jawaabto labada kee waalan oo daawo u baahan dee ninkii dadka casharin jirayna malaa waa joogaa weliye.
Wadankan yar ee S/land hadaan dhibka laga Dayna walee in aan nina Foohaarinayn futadaa weyn ee in nin walba dhibkeeda mudan Maxamed kaahin waxaan leeyahay reerkaa Sacad yonis hadaad dhibka kala dhex bixi weydo walaanad ku lulanayn, nin walba waa u dan nabadu hadii la waayana waa laysu joogaa ama si fiican uGu gar qaad oo reerkiina kolba dadka gaadaya haday soo badheedhi lahaayeen wax may ahaateene ka qabo ama isku sii daa bal aynu eego qolada meesha laga saaree
Muuseha cusubna waxaan leeyahay Saddex ayay wax kuugu socon  ee taladayda dhuux sadexdaa waa muhiim in wax lagu hayo meeshooda ama laga bedelo waayo waddanku waa qasan yahay
1) Saleebaan Gaal oo laga tuuro guurtida
2) Maxamed kaahin oo laga bedelo wasiirka arrimaha gudaha
3) Buur madaw oo ka soo laaca 5 sanno
Waayo dadkan qalad bay ka fahamsan yihiin dawladnimada saddexda ninba waa far dheeraatay oo Somaliland ku dhex jirta noloshana u arka Qabyaalad iyo wax macno daro ah oo aan waddan ku tis qaadi Karin, dawladnimadu maha Qabyaalad Eex iyo tolkay shaqaalaysii Muusaha cusub Ayaan u sheegayaa in kastood dawladaadii si khaldan u socoto hadana hadii waxay doontoba hanoqotee saddexdan sidaa loo sameeyo waxbaa is bedeli
abdi cali obsiye

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker