Magdhow Gaadhaya 27 Million doolar Oo La Siisey Qoyska George Flyod

Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa magdhow gaadhaya 27 Million oo doolar siisey qoyska George Flyod, oo magaalada ku eedeeyey dilkiisa. Lacagtan ayaa qaarkeed waxaa lagu kaalmeyn doonaa xaafadii uu dilkan ka dhacay, gaar ahaana goobta isaga loogu magacdarey, oo ganacsiyadii ku yaaley ay waxyeelo ka soo gaartey rabshadihii ka dhashey dilkii Floyd.

Dhinaca kalena waxaa wali socda soo xulistii xeer-beegtida dacwada Derek Chauvin oo ah askariga loo heysto dilkii Floyd.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker