Dhegayso: Dooni ku soo Jeeday Magaalada Boosaaso ee Maamul Goboleedka Puntland oo ku degtay Xeebaha Salaala

Dooni kusoo jeeday  Magaalada Boosaaso oo rar kasoo qadaday deked ku taalla dalka Cummaan ayaa la sheegay inay ku degtay xeebaha badweynta Hindiya.

Doonidan oo laga lahaa dalka India ayaa lagu magacaabay Cabdikariin, waxaana maqribnimadii shalay ay ku degtay meel u dhow dekedda Salala ee dalka Cuman.

Shaqaalihii doonta saarna oo tiradooda lagu sheegay 10 ayaa la badbaadiyey, hase yeeshee waxaa lagu waayey hanti badan.

Warkaas oo faahfaahsan ka dhegayso Halkan hoose

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker