Gantaal Shiinuhu hawada u dirtay Oo Faraha ka baxay dhulkana ku soo wajahan

Gantaal ay dowladda Shiinuhu hawada u gantay ayaa faraha ka baxay waxaana la sheegey in uu dhulka ku soo wajahan yahay maalinnimada Sabtida ee soo socota.
Dowlado badan ayaa ka wlaaacsan in uu ku habsado oo dhulka la jaro, sheekaduna waxay maraysaa Fallaartii cirka loo ganay nin walbow filo .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker